About 1904 results found.
Happy I got the cash though. Reply 610,Nigga-Pleez Dec 7, 2024 at 22:20 PM Legit Reply 611,L W T C Dec 7, 2024 at 15:52 PM K, so right off the bat I will say >WOW<. I was not expecting this to go as well as it has, kind of seems too good to be true.
Naagtiina waxay tidhi, Abeesadaa i khiyaanaysay oo anna waan cunay. 3:14 Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu abeesadii ku yidhi, Waxan aad samaysay aawadiis waad ka habaaran tahay xoolaha oo dhan, iyo dugaag kasta oo duurka jooga; waxaanad ku socon doontaa boggaaga, ciid baanad cuni doontaa maalmaha cimrigaaga oo dhan: 3:15 Oo colaad baan idin dhex dhigi doonaa adiga iyo naagta, iyo farcankaaga iyo farcankeeda; oo madaxaaguu burburin doonaa, adiguna cedhibtiisaad burburin doontaa. 3:16 Naagtiina wuxuu ku yidhi,...